Daawo:Axmed madoobe oo Afur usameeyey Xildhibanadii Hore ee Jubbaland

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay Aqalka martida afur sharafeed ugu sameeyay Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland kuwaas oo hada ah hawl gab.

Afurkan loo sameeyey Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka jubbaland ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano iyo Senataro katirsan Baarlamaanka JFS iyo qaar kamid ah golaha Xukuumada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.