Ra’iisalwasaare Khayre oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Garoowe Kusoo Dhoweeyey Wefti Uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre kaas oo ay wahelyaan xubno katirsan golaha wasiirada Soomaliya.

Waftiga Ra’iisalwasaraha Soomaliya ayaa waxay ka qayb gali doonaan shir ka furmaya Magaalada Garoowe oo udhaxeeya Dowlada iyo Maamul Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.