Daawo:Axmed Madoobe oo loogu baaqay inuu umada ka hordhaqaaqo


Waxgarad Iyo Siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Jubaland ayaa Hogaamiyaha Jubaland Axmed madoobe ku eedeyay caburin lagu hayo dhaqanka Iyo bixinta dhulalka danta guud.

Waxgarad Iyo Siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Jubland ayaa waxaa kaloo axmed madoobe ugu baaqeen inuu kursiga baneeyo madaama uu ku fashilmay gogaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.