Daawo:Madaxwayne Laftagareen ayaa lagu soo dhaweeyey Garoowe

lafta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid CabdullaahI Deni, Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo masuuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka Diyaaraha ee Gen, Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Maxaxmed Xasan Lafta Gareen.

Wafdigan iyo Wafuud kale oo saacadaha soo socda Garoowe ka soo degaya waxay ka qaybgalayaan shirka arrimaha Soomaaliya looga hadli doono oo Dowladda Puntland martigalinayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.