Xog:Axmed Madoobe oo Beesha ajuuraan Been usheegay

ajuuraan

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa intii uu kusugnaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa uu la kulmay Oday dhaqmeed iyo waxgarad Beesha Ajuuraan kuwaas oo ka kala yimid deegaanada Bu’aale iyo Wajeer Kenya.

Axmed Madoobe ayaa Waxgaradka beesha Ajuuraan u sheegay inuu la socdo in Beesha ay ku dulman tahay Awood qaybsiga Maamulka Jubbaland islamarkaasina wax ka qaban doono hadii mar labaad la soo doorto.

Axmed Madoobe oo Xaalka ku xun yahay ayaa waxuu Taageero ka doonayaa Beesha Ajuuraan, asagaana ka masuula Ajuuraan inuu kuqado awood qabsiga Jubbaland hadii ay ahaan lahayd Xildhibaano iyo Madaxda sarre ee maamulka Jubbaland.

Hadaba Waxaa la qumana Beesha Ajuuraan iyo Beelaha kale inay qayb ka noqdaan isbadal doonka Jubbaland Axmed madoobana lays dhaafiyo madaama ku fashilmay Hogaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.