Daawo:Labo Ilmood oo Soomaliya ayaa dabaqa 4aad kasoo Dhaqacay

Laba Caruur ah ayaa la sheegay in ay ka soo dhaceen dabaqa 4aad guri ku yaala magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka waxaana socda baaritaan la xariira sababta ay ilmahaan ay daaqada uga soo dhaceen

Ciidamada boliiska Maraykanka ayaa su’aalo waydiinaya hooyadii ilmaha dhashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.