Akhriso:Deni oo kasoo Horjeestay Xeerka Doorashada qaranka Somaliya

deni

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay si cad uga soo horjeesatay go’aanada aan waafaqsanayn Dastuurka kumeel gaar ah ee Dalka sida diyaarinta iyo wax ka badalka xeerka Batroolka Dalka iyo ansixinta xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka Dalka oo maanta ay ansixiyeen gollaha xukuumadda dowladda federaalka ah.

 warsaxafadeed

1 Comment

  1. Deni Salaanta qaabka uu Gacanta u raagayo, waxaay u eg tahay qaabkiisa Hitler, bal isku fiiriya Labada qaab ay Gacanta u taagaan Deni oo hadda jooga iyo Hitler oo Baqtiyey waqti hore.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.