Daawo:Axmed Madoobe oo rajo xumo ka muujiyey mustaqbalkiisa

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe oo dib kismaayo ugu soo noqday ayaa waxuu ka hadlay Doorashada Jubbaland, Amniga Magaalada Kismaayo iyo Baaq uu udiray Shacabka Jubbaland.

Axmed madoobe ayaa waxuu ka digay abaabul Muqdisho kasocda oo looga soo horjeeda waxauuna sheegay hadii Jubbaland Burburto inay masuuliyadeeda qaadanayaan Masuuliyiinta Muqdisho joogta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.