Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare

31st May 2019 admin 0

Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee […]

No Image

Daawo:Warbixin Ku Saaban Kor u Kaca Badeecadaha Dekedda Boosaaso.

31st May 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka

31st May 2019 admin 0

Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo ka qayb Galay shirka deg dega ee Jamacada Carabta

31st May 2019 admin 0

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirkii degdeg ah ee ay yeesheen dalalka Jaamacadda Carabta, wuxuuna kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxa Golaha Milatariga […]

james

Nin Maraykana oo loo magacaabay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

31st May 2019 admin 0

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutterres ayaa u magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya. Mr James Swan oo ah […]

puntland

Daawo:Puntland oo Abaarmarino siisay Saraakiil iyo Ciidamo kasoo goostay Somaliland

31st May 2019 admin 0

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee […]

No Image

Daawo:Hargaysa Xildhibaan dheeg oo sheegay in Diintii lagu soo duulay

30th May 2019 admin 0

Xildhibaan Maxamed Maxmuud Yaasiin Dheeg oo kamida Xildhibaanada Guurtida Soomaliland ayaa ka horyimid amar kasoo baxay Wasiirka Wasarada Diinta ee Somaliland kaas oo Maasjida ku […]

yariisow

Daawo:Gudoomiye Yariisow oo faray Maamulka Gobolka Banaadir xaqiijinta horumarka iyo bilicda Caasimadda

30th May 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa faray Waaxaha Maamulka Gobolka, Dowladda Hoose ee Xamar iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka fulinta qodobadii iyo […]

sakariya

Daawo:Xildhibaan Sakariya oo Hadal Layaab leh ka sheegay Itoobiya iyo Kenya

30th May 2019 admin 0

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Maanta shaaciyay in Wadamada Ethiopia iyo Kenya ay Doonayaan in Somaliya […]

gulled

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhagaale Ee Geeska Afrika

30th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga ee gobalka […]

No Image

Daawo:Qodobadii Lagaga Hadlay Shirkii Gollaha Wasiiradda Hirshabeele.

30th May 2019 admin 0
No Image

Ciidanka Amniga oo Howlgallo ballaaran ka sameeyey Muqdisho

30th May 2019 admin 0

Howlgalkaan lagu sugayay Amniga Caasimadda ayaa Ciidamada sida gaarka ah u tababaran waxaa ay ka sameeyeen waddooyinka Sodonka,Warshadaha iyo duleedka magaalada Muqdisho,si loo xoojiyo amniga […]

No Image

Daawo:Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in la soo Qabtay Rag ay Baadigoobayeen Laamaha Amniga Dowladda

29th May 2019 admin 0
No Image

Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Gudoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir

29th May 2019 admin 0
masjid

Tartanka Qur’aanka ee Bisha Ramadaan oo Lagusoo Gabogabeeyay Magaaladda Burco.

29th May 2019 admin 0

Posts pagination

1 2 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes