Daawo:Xildhibaan Sakariya oo Hadal Layaab leh ka sheegay Itoobiya iyo Kenya

sakariya

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Maanta shaaciyay in Wadamada Ethiopia iyo Kenya ay Doonayaan in Somaliya ay u Qabsadaan Sidii ay Israel u Qabsatay Falastiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.