Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

guure

Mareeriyihii Tiyaatarka Qaranka oo Xilka Laga qaaday kadib Idaacada Kulmiye Been abuur Sameysay

29th April 2019 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daahir Maxmauud Geelle ayaa Maxamed Abuukar Axmed Ma’da u magacaabay Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka, […]

mahdi

Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Somaaliya ayaa Muqdisho ka furay shirka Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada

29th April 2019 admin 0

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada. Mudane […]

deni

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Garowe ka furay shirweynaha Kaluumaysatada Soomaliyed.

29th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay shirka kalluumaysatada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb-galeen Wasiirada Wasaaraddaha Kaluumaysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada.

Wasiir

Wasiirada Arimaha dibada Somaaliya iyo Qatar oo kulan wadayeeshay

29th April 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan laba dhinacle ah kula yeeshay Magaalada Doha Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka […]

Askari

Askari dad Shacaba dilay oo Xukun lagu riday

29th April 2019 admin 0

Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca […]

No Image

Madaxda Hirshabeele oo Safirka Maraykanka waydiistay wax ka duwan Madaxda kale ee Maamul goboleedyada

28th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeebelle Mudane Dr Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa kulan […]

No Image

Sawiro:Wafdi ka Socda Dalka Masar ayaa Kormeeray Kuliyadda Jaalle Siyaad iyo Isbitaalka Xoogga Dalka

28th April 2019 admin 0

Wafdigaan uu hoggaaminayay Generaal Waxiid Ibraahim Khafaaji  oo ah kaaliyaha Wasiirka Gaashandhigga Dalka Masar iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed […]

kufi

Daawo:Kulan looga hadlaayey joojinta kufsiga Haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

28th April 2019 admin 0

Kulan ku aadan sidii la isaga kaashan lahaa joojinta xadgudubka ka dhanka ah Haweenka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalay Xildhibaano ka tirsan […]

No Image

Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey hawlgallo dad ka tirsanaa Al-shabab lagu qabtay

28th April 2019 admin 0
yariisow

Daawo:Maamulka Iyo shacabka Degmada Boondheere ayaa maanta ciidanka XDS ku wareejiyey agab loogu talogalay ciidanka furumaha ku jira

28th April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Wafdi Ka Socday Deegaanka Soomalida ayaa Berbera Soo gaaray

28th April 2019 admin 0

Wafdi Balaaran oo isugu Jira wasiiro iyo Ganacsato ka socota Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Berbera. Waftigaan Soo gaaray Magaalada […]

deni

Daawo:Madaxwyanha Puntland oo sheegay Jagada Gudoomiyaha Bankiga dhexe inay Puntland Xaq u lahayd

28th April 2019 admin 0
coldon

Daawo:Guddoomiyihii Maxkamadda Maroodijeex oo iscasilay iyo kadib markii uu ka horyimid Xariga Coldoon.

28th April 2019 admin 0
Shariif

Shariif Shiiq Axmed oo kulan la qaatay Madaxda Hirshabeele

28th April 2019 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeenkiisa Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xalay waxa ay hoyga uu Magaalada Muqdisho ka degan yahay […]

Yariisow

Gudoomiye Yariisow oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

28th April 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay sidii ay […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes