Mareeriyihii Tiyaatarka Qaranka oo Xilka Laga qaaday kadib Idaacada Kulmiye Been abuur Sameysay

guure

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daahir Maxmauud Geelle ayaa Maxamed Abuukar Axmed Ma’da u magacaabay Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka, iyadoo xilkii la qaaday Maareeyihii Hore Mudane Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure.

Wasiirka Warfaafinta ayaana sheegin sababta Xilka looga qaaday maareeyaha Tiyaatarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.