Daawo:Kulan looga hadlaayey joojinta kufsiga Haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

kufi

Kulan ku aadan sidii la isaga kaashan lahaa joojinta xadgudubka ka dhanka ah Haweenka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya iyo qaar kamida Culumada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.