Daawo:Wafdi Ka Socday Deegaanka Soomalida ayaa Berbera Soo gaaray

Wafdi Balaaran oo isugu Jira wasiiro iyo Ganacsato ka socota Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Berbera.

Waftigaan Soo gaaray Magaalada Berbera ayaa waxaa soo dhaweeyey Gudoomiyaha Maamulka iyo Ganacsatada Magaalada Berbera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.