Daawo:Wafdi Sare oo socda Eriteria oo Markii u horaysay Booqasho ku yimid Somaliland.

eratariya

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Eriteria Cismaan Saalax Maxamedayaa hogaaminayay waftiga maanta hargeisa yimi, waxaana uu Kulan la yeeshay madaxwaynaha Somaliland Mudane muuse Biixi Cabdi.

wasiir Cismaan Saalax, ayaa sheegay in Madaxwaynahooda Asias Afawrki, uu usoo diray inay booqdaan Somaliland si ay usoo dhugtaan xaaladda halkaasi ka jirta iyo nidaamka Dawladeed ee somaliland.

Madaxtoooyada somaliland Ayaa suxufiyiinta u sheegtay in aanay jirin su’aalo la waydiinayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.