Muuqaal:Dad ka soo cararay dagalada u dhaxeeya Oramada iyo Soomaalida ayaa soo gaaray degmada Doolow

doolow

Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa soo gaaray Dad ka soo cararay dagalada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oramada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia, dadkaan oo ah soomali ayaa waxay ka warbixiyeen dhibaatooyinka ay lasoo kulmeen iyo xaalka uu kusgan yahay degaanadii ay kasoo carareem.

Dadkaan ayaa waxay ubaahan yihiin inay helaan dib udajin, hoy ioyo Cunto mana jiraan wax gargaar ah oo kala kulmeen Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.