Daawo:Baardheere 30 haweena oo bartay Farsamo Gacanta oo shahaadoyin la gudoonsiiyey

baardhere

Magaalada Baardheere ee gobolka ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayo haween ka gaaraya 30 kuwaas oo bartay farsamada gacanta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.