Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

shabab

Ciidamada Amniga oo soo qabtay Mid kamida Ragii weerarka Soo qaaday

28th February 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan inay Ciidmada Aminga ay ku guulaysteen inay soo qabtaan mid kamida Ragii weerarka ku qaadfay Hotelka […]

qarax

Daawo:qarax Sababay Dhimasho iyo dhaawac o ka dhacay Muqdisho

28th February 2019 admin 0

Magaladaa Muqdisho ayaa waxaa caawa ka dhacay qarax loo adeegsaday Gaari kaas o gaystay qasaaro isugu jira Dhimasho dhaawac iyo Burbur hanti, qaraxa ayaa waxuu […]

No Image

Xukuumadda Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedyo, Siyaasado iyo Heshiisyo

28th February 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta. […]

cabdirisaaq

Ururka RJA oo Cambaareeyey Wariye Laga Masaafuriyey Kismaayo

28th February 2019 admin 0

Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “WAR LA HELAA TALA LA HELEE”. Caburinta saxaafadda xorta ah ee maamulka Kismaayo cadeystey xaq ma aha, xeerna ma ma dhigayo. […]

No Image

Madaxweynaha Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay

28th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee Booqashada shaqo ku joogay magaaladda Doha ee dalka Qatar ayaa maanta dalka […]

madi

Daawo:Dowlada Soomaliya oo Amisom kala Wareegtay Kuliyada Jalle Siyaad

28th February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay munaasabadda ciidanka xoogga dalku ay ciidamada nabad ilaalinta […]

cabdirisaaq

Axmed Madoobe ayaa Wariye Cabdirisaaq Al Cadaalo kismaayo ka Masaafuriyey

28th February 2019 admin 0

Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Hoygiisii kasoo masaafuriyey wariyihii talefishinka SAAB TV Cabdirisaaq Cawil Al Cadaalo oo ah muwaadin reer Jubbaland ah, […]

No Image

Sawiro:Kenya oo Beesha Caalamka u sheegtay Inaan Dhulka Kenya gorgortan gali karin

28th February 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya Moniko Juma ayaa sheegtay inay Golaha Ammaanka ee QM, Midowga Afrika, Yurubiyaanka iyo Carabta u gudbiyeen Muranka dhinaca […]

Sawiro:Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xildhibanada Koonfurgalbeed

28th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa casha sharaf usameeyay Gollaha Wasiirada cusub iyo Xildhibaanada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. […]

luuq

Muuqaal:Maamulka degmada luuq oo kulan la qaatay Hay’adda Trocare

28th February 2019 admin 0

Maamulka degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay kulan looga hadlaayey horumarinta Degmada Luuq la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Trocare iyo Deeq bixiyaal kasocda […]

balad

Daawo:Taliska Ciidanka Booliska Gobalka Hiiraan ayaa Howlgalo ka Sameeyay Gobalkaas ka Dib Dilal

28th February 2019 admin 0
askari

Daawo:Askari katirsan Somaliland oo Gabar wariya ah Wajiga Feer kaga Dhuftay

28th February 2019 admin 0

Wariye sagal beel deeq oo wariye ka hawl gasha Telefishinka HCTV oo hawl maalmeedkeedii shaqo wadata ayaa askari ka tirsan ciidanka Boliiska Soomaliland gacan Qaad […]

mustafe

Daawo:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Soo Gaaray Somaliland

27th February 2019 admin 0

Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Muxumed Cagjar iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxay soo gaareen Magaalada Xuduudeedka Somaliland ee tog Wajaale waxaan halkaas kusoo […]

No Image

AMISOM oo soo saartay Tirakoobka Ciidamada Soomaaliya.

27th February 2019 admin 0
ibtisan

Daawo:Gabar Soomaliyeed oo Suugan ku cabirtay Dilkii Foosha xumaa ee Galkacyo ka dhacay

27th February 2019 admin 0

Waxaa baryahan falal isku xig xiga oo dumarkaa loo gaysanyo ka dhacayey Magaalada Gaalkacyo iyo degana kale dhibaatooyin aad loga xumado Kii u dambayey ayaa […]

Posts pagination

1 2 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes