Daawo:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Soo Gaaray Somaliland

mustafe

Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Muxumed Cagjar iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxay soo gaareen Magaalada Xuduudeedka Somaliland ee tog Wajaale waxaan halkaas kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaliland oo ugu horeeya Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.