Muuqaal:Maamulka degmada luuq oo kulan la qaatay Hay’adda Trocare

luuq

Maamulka degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay kulan looga hadlaayey horumarinta Degmada Luuq la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Trocare iyo Deeq bixiyaal kasocda Ireland, Kulanakaan ayaa waxaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa adeega caafimaadka Degmada luuq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.