Daawo:Askari katirsan Somaliland oo Gabar wariya ah Wajiga Feer kaga Dhuftay

askari

Wariye sagal beel deeq oo wariye ka hawl gasha Telefishinka HCTV oo hawl maalmeedkeedii shaqo wadata ayaa askari ka tirsan ciidanka Boliiska Soomaliland gacan Qaad iyo inuu maradii Madaxda ugu xirnayd katuuro isugu daray.

Wariyre Sagal Beel Deeq ayaa dhibkaan waxaa loogu gaystay suuqa weyn ee Magaalada hargaysa iyada iyo shaqaalihii kale ee la socday, Wariye Sagal ayaa waxaa Wajiga kaga dhaqay Feer uu kudhuftay Askari ka tirsan Taliska Muuse Biixi.

Bulshada Soomaliland ayaa waxay cabasho balaaran kamuuujiyeen dhibaato ay kula kacaan laamaha Amniga ma ahan markii ugu horeysay ee wareeyaasha HCTV iyo kuwa kale ee kusugan Soomaaliland dhibaato loo gaysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.