Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

axmedmadoobe

Daawo:Shatiyo dalka Lagu boobayo oo kismaayo laga bixiyey iyo Canshuur laduldhigay Guryaha

3rd January 2019 admin 0

Shirkii Golaha wasiirada Jubbaland ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Ksimaayo xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland, Qodabadii ka soo baxey Shirkii gollaha Wasiirada […]

No Image

Taliyaha cusub ee qaybta 60-aad ayaalagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo

3rd January 2019 admin 0

Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha cusub, qaybta Lixdanaad ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/ guuto; C/raxmaan Maxamed […]

No Image

Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo sharaxaya arinka Nicholas iyo Safiiro Horay Somaliya looga eryey

3rd January 2019 admin 0

Garyaaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” ayaa waxuu sharxaad ka bixiyey waxa sharciga ka qabo Wakiilkii qaramada Midoobay Nicholas Haysom oo dowlada Soomaliya ku […]

jamaal

Daawo:Kulankii dhexmaray Wasiirka Qorshaynta Somaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

3rd January 2019 admin 0
No Image

Daawo:Maamulka Boosaaso ayaa Gabar la fduubtay waaridkeeda ku wareejiyey

2nd January 2019 admin 0

Magaalada boosaaso ee xarunta ganacsiga maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa lagu soo bandhigay Gabar dhawaan sheegtay in Kilyaha lagala Baxayo taas laga soo […]

goonjeex

Daawo:Senator Cabdiwaaxid Cilmi Oo Ka Tirsan Aqalka Sare ayaa Booqday Laanta Jaamacadda Ummadda Ee Cabdudwaaq.

2nd January 2019 admin 0

Senator Cabdiwaaxid cilmi Goonjeex oo kamida xubnaha aqalka sarre ee Soomaliya ayaa waxuu booqday Jaamacadda Ummadda Laanteeda Cabdudwaaq Senator Goonjeex ayaa waxuu kulan laqaatay Maamulka […]

No Image

Daawo:Khayre iyo Xildhibaan kasocda Dalka Finland oo kawada hadlay Cayrinta Nicholas

2nd January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirsan baarlamaanka Finland, khabiirna ku ah […]

jubaland

Akhriso:Axmed Madoobe oo Fashil ku yimid kadib markii laga daba tagay Beentiisii

2nd January 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Lixdii sano ee lasoo dhaafay 6 kilomitir dhaafi waayey ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxuu sheegay inuu deegaanada Jubbaland ka Xoreynayo […]

puntland

Daawo:Ciidamada Puntland ayaa farriin u diray Barlamaanka Puntland iyo dowlada Soomaliya

2nd January 2019 admin 0

Ciidamada Puntland ayaa kulan ay Garoowe ku yeesheen waxa ay farriin ugu direen Baarlamanka cusub ee Puntaland ayakoo ugu baaqay inay doortaan Hogaamiye kashaqeynaya danta […]

No Image

Daawo:Wadahadaladii Xisbiyada Siyaasada Somaliland oo Burburay Iyo waxay isku diidan yihiin

2nd January 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La kulmay Xildhibaan ka tirsan dalka Finland

2nd January 2019 admin 0

—Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kha yre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirsan baarlamaanka Finland, khabiirna ku […]

puntland

Akhriso Magacyadda Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland

2nd January 2019 admin 0

Guddiga Diyaarinaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd loogu dhawaaqay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Guddiga oo ka kooban 7-xubnood oo ah xildhibaanadda Puntland ayaa […]

nicholas

Wasiir Cawad: Haysom wuxuu gef weyn ka galay qaranka iyo madax-bannaanida Soomaaliya

2nd January 2019 admin 0

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ku amartay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya inuu si degdeg ah waddanka […]

jubaland

Jaaliyada Dhabta ah Jubaland ee USA ayaa taageertay dowlada Somaliya Axmed Madoobana Digniin udirtay

2nd January 2019 admin 0

Jaaliyada Dhabta ah ee kasoo Jeeda maamul Goboleedka Jubaland ee kusugan dalka Maraykanka ayaa waxay taageero buuxda u muujiyeen Dowlada Soomaliya, waxayma dhaliil dusha uga […]

No Image

Xildhibaanada Soomaliya oo ku Baaqay in lajoojiyo Dagalka Kasocda Hiiraan iyo Galgaduud

2nd January 2019 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku Baaqay in Lajoojiyo Dagaal beeleedka ka socda Xadka u dhexeeya Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, dagaaladaan ayaa sababay qasaaro […]

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes