Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo sharaxaya arinka Nicholas iyo Safiiro Horay Somaliya looga eryey

Garyaaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” ayaa waxuu sharxaad ka bixiyey waxa sharciga ka qabo Wakiilkii qaramada Midoobay Nicholas Haysom oo dowlada Soomaliya ku amartay inuu dalka Iskaga baxo waxaauna sheegay Garyqaan Cali Somali Khilaafaadka ka dhasha Dowladda Faderaalka ah dhexdeeda laguma xaliyo dadaalo iyo wada hadal waxaa lagu xaliyaa Hay’adaha Sharciga
Maxkamadda Dastuur.

Dhanka kale Garyaqaan Cali Somali ayaa waxuu sheegay Heshiisyada Caalamiga ah Dowladda waxay u ogalyihiin ka hor magacaabida iyo kadib-ba in ay dhahaan ma rabno Safiirada, wax badana way dhacdaa iaydoo dowladahii hore ee Soomaliya sida tii Cabdullahi Yuusuf iyo Shiiq shariif ay safiiro dalka eryeen.

Qaramada Midoobayna waxaa la gudboonaa in ay Cabashada soo mariyaan Hay’adaha u dooda Xuquuqul insaanka ee ka hawl gala dalka Soomaliya si Dowladda Soomaliya uga Jawaabato ayuu yiri Garyqaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.