Daawo:Ciidamada Puntland ayaa farriin u diray Barlamaanka Puntland iyo dowlada Soomaliya

puntland

Ciidamada Puntland ayaa kulan ay Garoowe ku yeesheen waxa ay farriin ugu direen Baarlamanka cusub ee Puntaland ayakoo ugu baaqay inay doortaan Hogaamiye kashaqeynaya danta guud iyo tan Ciidamada Puntland.
Ciidamada Puntland ayaa waxay kaloo dowlada Soomaliya ugu baaqeen inay ka helaan waxay xaq ulahaayeen oo ay kamid yihiin saanada iyo qalabka kala duwan ee Dalalka Caalamka ugu deeqaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.