Daawo:Wefdi Ka Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa gaaray Hobyo

Wefdi Ka Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay Hogaaminayso Wasiirka Caafimaadka dowlada federaalka ah ee Soomaliya Ayaa Magaalada Hobyo Geeyey Kaalmooyin Bini’aadannimo kuwaas oo aad loogu baahnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.