DaawO:Wax garad ka soo kala jeeda Degmada Balanballe iyo Guri-ceel ayaa ka heshiiyay dilkii Marxuun Mahad Raawe

ugaas

Wax garad ka soo kala jeeda Degmada Balanballe iyo Guri-ceel ayaa ka heshiiyay dil loogu gaytay 25kii bishaan dhamaatay deegaan hoos yimaada Degmada Balanballe, Marxuun Mahad Raawe Xasan Waxaana maanta laga baxshay Duug iyo Kafan, Waxaanala mudeeyay qaybta dhiman ee Diyada Marxuunka iyo xoojinta nabada beelahan walaalaha ah.

Ugaas Barre aadan Taakooy ayaa goobjoog ka ahaa Goobta uu heshiiska ku dhex maray waxgaradka Balanbal iyo Guriceel oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Hoos Kadaawo warbixintii Naftaada Nabadda Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.