Daawo:Taliye Kuxigeenka Booliis ayaa la dar daarmay Gabdhaha Booliiska ah oo La Baray Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Iyo Dastuurka.

Taliye Kuxigeenka Booliiska Generaal Safiye Xuseen iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho yariisow ayaa la dar daarmay Gabdhaha Booliiska ah oo La Baray Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha, Xirirka Bulshada Iyo Dastuurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.