Haqrgaysa:Boliiska Somaliland ayaa soo bandhigay maandooriyaal ay gacanta ku dhigeen,

Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxay soo bandhigeen maandooriyaal ay gacanta ku dhigeen, waxayna ka war-bixiyeen hawl-gallo ay ka fuliyeen magaalada Hargaysa waxayna gacanta ku dhigeen Gadiidka waday Maandooriyaasha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.