Akhriso:Shirkii Dhaqanka Garbahaarrey oo laga soo saaray War-murtiyeed dhaliilna loogu Jeediyey Axmed madoobe

ugaas

Magaalada Garbaaharay ee Gobolka Gedo waxaa lagu soo gabagabeeyey shirkii Dhaqanka Beesha Sade ee Jubbaland kaas oo Maalmihii dambe kasocday Magalada Garbahaaray waxaana ka qayb galay ergooyin ka kala yimid degmooyinka Gobolka Gedo.

Shirkaan dhaqanka Beesha Sade ayaa waxaa looga soo saaray war murtiyeed dhinacyo badan taabanaya sida Arrimaha dhaqanka, Arrimaha Siyaasada, Bulshada, Xulista Barlamaanka Jubbaland iyo doorashada iyo ilaalinta amniga iyo kala sareysta Sharciga.

Shirka Dhaqanka Beesha Sade ayaa waxay ka horyimaadeen kali talisnimada Axmed madoobe waxayna ku eedeeyeen Axmed madoobe inuu ku fashilmay Hogaanka Juubbaland iskan horkeenay Beelaha daga Jubbaland.
Hoos ka Akhriso.
1

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.