Akhriso:Gudi loo Xilsaray Qabashada Caleemo Saarka Madaxwaynha KoonfurGalbeed

Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen waxaa looga dhawaaqay Magaalada Baydho iyadoona la magacaabay Guddiga Qabanqabadda Xaflada Caleemo Saarka Madawyanah Koonfurgalbeed taas oo dhacaysa 16 Jnaayo 2018.

Guddigaan lama gacaabay ayaa waxaa loo xilsaaray ka shaqeynta Xaflada Caleema-saarka Madaxweyne Lafta-gareen iyadoo ay kamid yihiin xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.
baydhobo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.