Dootashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Maanta kaqabsoomaysa Baydhabo

Qaban qaabadii ugu dambeysaya ayaa hada waxaa ay ka soconaysaa Hoolka ay ka dhacayso Doorashada Mafaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed eekoofur Galbeed.

Mudanayaasha Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sii galaya hoolka, iyadoona ay goobta ay buuxdhaafiyeen ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan dowlada  Federaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka Koofur galbeed ay dooran doonaan mid ka mid shanta musharax ee u tartamaya xilka Madaxwaynaha Maamulka KoofurGalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.