Daawo:Wafti Oromo ah oo booqday Berbera Halka Ay gumaad ku hayaan Shacbka Soomaliya

Wefti Ka Socda Qoomiyadda Oromadda Itoobiya oo maalmihii dambe ku sugnaa Soomaliland ayaa Gaaray Magaaladda Berbera waxayna u kuur galayeen habka ay u shaqeyso Dekada Berbera iyo sidii ganacsatada kale ee Qoomiyada Oromada.

dhanka Kale Oromada ayaa waxay Xasuuq kawadaan Deeganada Soomalida Itoobiya gaar ahan deegaanka Mooyaale halkaas oo dad badan oo Soomali ah ay ku laayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.