Daawo:Islaan Ciise Islaan Maxamed oo Niyad jab kuriday Cabdiwali Gaas

gas

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa waxuu ka mid ahaa dadkii ka hadlay Munaasibada Cabdiwali Gaas kushaaciyey Musharxnimadiisa Doorashada Puntland ka dhacaysa Bisha Koowaad 2019kii ayaa waxuu sheegay Islaanku hadalo uusan Jeclaysan Cabdiwali Gaas waxayna ahaayen sidaan.

“” Maanta ka hor xaflad musharax la igama yeerin malaha Madaxweynuhu culeys buu dareemay doorashadii horeba waa joognay noomana yeerin balse waxii khayr kugu jiro Allaha kugu guuleeyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.