Daawo:Baladxaawo Nabadoon Muxumed Cilmi Faarax oo lagu aasay Degmadaas

baladxaawo

Allaha Unaxariisto waxaa Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ku geeriyooday Nabadoon Muxumed Cilmi Faarax oo kamida Nabadoonada Gobolka Gedo waxaana aaskiisa ka soo qayb galay qabaha kala duwan ee Bulshada Baladxaawo.

Dadkii aaska Nabadoon Muxumed Cilmi Faarax ka qayb galay ayaa waxay ilaahay uga baryeen inuu dambigiisa dhaaf eheladii uu katagayna Samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.