Sawiro:Madaxweyne Soomaliya oo dhagax-dhigay Madxafka Qaranka

farmaj

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah waxa uu dhagax-dhigay Madxafka Qaranka,kaas oo dhawaan dib u dhis lagu sameynayo.
Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaaka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirada Maaliyadda iyo Boostada iyo mas’uuliyiin kale.

farmajo

Madaxafka Qaranka ayaa dhawaan Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ka raray Dad Shacba ah oo deganaa tan iyo burburkii dalka ee dagaalada sokeeye ay ka dhaceyn, Madxafka Qaranka ayaa Madaxda dalka waxa ay dhawaan sheegeen in uu ka mid noqon doono Goobaha dowladda ee lagu dhisayao Barnaamijka isxilqaan.

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.