Magaaladda Buurdhuube ee gobolka Gedo oo laga Dareemaayo dhaq-dhaqaaq dhinaca ganacsiga ah

rashin

Magaaladda Buurdhuube ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga Dareemaayo dhaq-dhaqaaq dhinaca ganacsiga ah iyadoo magaalda imaanayan gadiid kala duwan oo alaabo keenaya buurdhuubo kuwan kaqaadaya Maciishado kala duwan kuwaas oo loowado Magaalooyinka ku dhow Buurdhuubo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.