Daawo:Gudiga badbaadada jubaland ayaa eedeyn dusha uga tuuray Axmed Madoobe

jubalad

Gudiga badbaadada jubaland ayaa sheegay in uu Hogaamiyaha Jubaland dhibaato xoogan ku hayo xildhibanada iyo shacabka kunool Magaalada kismaayo asagaoo dil ugu hanjabay Xildhibaanada kasoo horjeeda Xukun kororsigiisa.

Gudiga badbaadada jubaland oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Faafaahiyeen Dhibaatada Axmed Madoobe ku hayo Bulshada Jubbaland iyo sida uu ugu fashilmay Waxkaqabashada Horumarka iyo Aminga Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.