Daawo:Gudmiyaasha 1aad iyo 2aad ee Barlamaanka oo diginiin udiray Gudoomiye Mursal

cawad

Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Golaha Shacabka oo Goordhow la hadlay warbaahinta ayaa wax ay sheegeen in aysan waxba kala socon mooshinka uu guddoomiyaha Golaha Shacabka ka qabtay Xildhibaanada qaar ee Golaha.

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee barlaamanaka soomaliya Cabduweli Muudeey ayaa sheegay in mooshinkaas uu yahay mid aan waxba ka jirin,isla markaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka inuu qabto uu ka keenay xanaaq,isla markaana dalkaan aan lagu maamuli karin xanaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.