Daawo:Qaar kamid ah Xildhibaanada Ku qoran Mooshinka laga keenay madaxweynaha oo beeniyay

farmajo

Qaar kamid ah Xildhibaanada Ku qoran Mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaliya ayaa beeniyey iney mooshin ka keeneen Madaxwaynaha Soomaliya waxayna kaloo sheegeen in lagu been abuurtay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.