Daawo:Xildhibaan Jeesow oo kawarbixiyey Qarax lala eegtay

jeesow

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya ayaa waxuu kawarbixiyey qarax loogu xiray gaarigiisa kaas oo uu kabadbaaday, Qaraxa ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.