Daawo:Barnaamij gaar ah oo aad u faah-faahinaya iskaashiga Somaliya, Itoobiya iyo Eratariya

Dowladaha Soomaaliya, Ethopia iyo Erateria waxay Sanadkan gaareen Heshiis ku aadan iskaashi dhinacyo badan oo ay wadagaan dalalkaas. Hadaba Dalkee ayaa ah kan ugu faa’iidada badan Iskaashigan?
Halkan ka daawo Barnaamij gaar ah oo aad u faah-faahinaya iskaashigaas sedexda dowladood iyo kaalinta ay Soomaaliya ay ku leedahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.