Dhagayso:Wasiir goodax iyo Doodii Kululayd ee Xidhibaanada Baarlamaanka Somaliya

godax

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018-ka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda, Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 148 Xildhibaan.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa dood dheer ka yeeshay ku noqoshada miisaaniyadda, waxaana ay soo bandhigeen talooyin ku saabsan noqoshada miisaaniyadda iyo meelaha u baahan sixitaanka.

Wasiirka wabarshada Soomaliya Goodax Barre ahna Mudane katirsan Golaha Shacabka Soomaliya ayaa waxuu sheegay inaan la siyaasadeen Miisaniyada Ciidamada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.