Daawo:Madaxwayne kuxigeenkii Puntland ayaa ayaa tababar u soo xiray in ka badan 80 Haweena

camey

Madaxwayne kuxigeenkii Puntland Camay ayaa ayaa tababar u soo xiray in ka badan 80 Haweena oo laga soo kala xulay Magaalooyinka Puntland ayakoo baranaayey sidii sahan laxariira Caafimaadka uga samayan lahaayeen deegaanada Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.