Daawo:Madaxda ugu sareeysa Jubbaland oo laga hor istaagay Imaanshaha Baardheere

janan

Masuuliyiin iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaaliya ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay inaysan magaalada baardheere imaan karin madax ka socota jubaland oo ay kamid yihiin kuwa ugu sareeya.

Masuuliyiintaan oo isugu jira qaybaha kala duwan ee Ciidamada Aminga, Culumada Waxgaradka ayaa waxay sheegeen amaanka awgiis inaan la ogalayn in madaxda Jubbaland Timaado Magaalada Bardheere ee Gobolka Gedo.

Shalay Magaalaga Garbaaharay ayaa waxaa a dhacay Banabax lagu diidan yahay Imaashiyaha Madaxda ugu sareeysa Jubbaland oo ugu horeeyo axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.