Daawo: Gudiga Maamulka Dhulalka Jubaland oo amar Culus duldhigay Guryaha Kismaayo ku yaala

sayid

Guddiga maamulka iyo Maareeynta dhulka Kismaayo ayaa waxa ku amreen Shirkadaha korontadda iyo biyo galiya degmada kismaayo in aysan adeegaas siin karin guri aan lahayn sharciga guryaha, wasiirka maaliyadda Jubaland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in lagu dhaqmo sharciga si loo ilaaliyo nidaamka dowliga ah loogana hor tago wax walba oo keeni kara sharci darro.

Madaxweeyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland maxamuud sayid aadan ahna guddoomiyaha guddiga maamulka iyo maareeynta dhulka jubbaland ayaa shacabka ugu baaqay in xeerkaan Axmed Madoobe soo rogay u hoggaansaman kuna dhaqmaan.

Shacbaka Kismaayo ayaa waxay sheegeen inaysan bixin Karin lacag badan oo lagus oo rogay dhulalka kuyaala Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.