Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada Waqtiqooda sii dhamanaya oo maanta soo Xirmaya

maamul

Maanta ayaa lafilayaa in la soo gaba gabeeyo shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada waqtigooda sii dhamaanaya, kaasi oo ka socda magaalada Garowe ee Xatunta Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland.

Shirkan ayaa galay maalintiisii Saddexaad, waxaana madaxda ka qayb galeysa ay ka hadleen arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin qilaafka kala dhaxeyya dowlada federaalka ah iyo arrimaha doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.