Daawo:Xildhiban Faarax Cabdi oo ka hadlay wax ka badalka sharciga hanti dhowrka guud ee Qaranka

farax

kulankii Baarlamanaka Soomaliya oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa Ajendihiisa uu ahaa Akhrinta labaad ee wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowraha oo uu golaha horkeenay Gudiga Maaliyada iyo Miisaaniyada ee golaha shacabka.

Xildhibaan Farax Cabdi xasan oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay wax ka badalka sharciga hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.