Xildhibaan Cabdi shire Jamac oo lakulmay Lamaanihii Is Caashaqay baaqna u diray bulshada Soomaliyeed

cabdishire

Xildhibaan Cabdi Shire jaamac “Ciyaar Jecel” ayaa oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxuu la kulmay Lamaanihii is caashaqay Ruqiya CAbduulaahi Maxamed iyo Maxamed Cabdiraxmaan Mukhtaar oo dhawaan guurkooda sababay in naftiisa ku waayo allaha unaxariistee Axmed Mukhtaar Saalax oo ahaa Maxamed Adeerkiis.

Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu Barlaamanka Soomaliyeed ka hor sheegay in Aroos qaran loo dhigo lamaanahan qoyskii uu kabaxayna allaha unaxariistee Axmed Muqtaar loo gurmado oo lagarab istaago.

Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu ugu dambayn ka codsaday Shacabka Soomaliyeed in laga qayb qaato sidii uu dhismi lahaa qoyska Ruqiyo Cabdulaahi iyo Maxamed Cabdirixman.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.