Dhagesyo: Wada Hadalo u Socda Xukuumada Somaliya Iyo Maamulka Galmudug

wasiir

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo furay shirka la tashi kala sameynaysa Maamulka iyo qeybaha bulshada gobolka Banaadir diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka ayaa sheegay in wada hadalo usocdo Dowlada iyo Maamulka Galmudug sidii lagu xalin lahaa qilaafka soo kala dhex galay Madaxda ugu sareysa ee Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa kaloo sheegay in madaxda Galmudug dhageystaan Baaqyada kasoo yeeraya Bulshada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.