Daawo:Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kaqayb galay shirka qaramada midoobay

deeqa

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa waxa ay ka qeybgalayaan shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobay kaas oo lagu qabto xaruntooda ee magaalada New York.

Waxa uu Wasiirku shirkan ku matalayaa Dowladda Soomaaliya isaga oo jeedin doona qudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeedin lahaa Shirka madaxda aduunka ee Qaramada Midoobay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.